Animation

DAAWO: Madaxweyne Axmed Madoobe oo ufaanay Maamulada kale ee Dalka ka jira.

no responses
Thursday December 7, 2017 - 12:49 under Maqaalo iyo Warar by gurey
mqdefault
Spread the love

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan dhiiragelin ah la yeeshay ciyaaryahanada jubooyinka ee ka qeyb galaya tartanka maamulada kaas oo Muqdisho ka furmaya.

dhanka kale Axmed madoobe ayaa u faanay Maamulada Galmudug  puntland, iyo koofurgalbeed yirina  jubooyinku waligood waa ay ka ciyaarwanaagsanaayeen.

sidoo kale madaxweynaha Maamulka jubalabd ayaa ubalan qaaday in 200 oo doolar uu qaadan doono ciyaaryahankasta oo ka soo jeeda Maamulka jubbaland,

 

Facebook Comments