DAAWO: Madaxweynaha Maamulka Puntland mudane Deni oo codsi u gudbiyey Guddiga

0

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay lakulmay Guddi ka socda ganacsatada Puntland eekusugan magaalada Boosaaso, kaas oo ay ka wada hadleen arrimaha dhaqaalaha, Ammaanka iyo sida ugu dhaw ee ay ula shaqeyn karaan Dawladda.