DAAWO: Madaxwayne Farmaajo oo Socod ku dhexmaray Magaalada Gaalkacyo.

no responses
Sunday January 14, 2018 - 4:27 under Maqaalo iyo Warar by gurey
mqdefault
Spread the love

Madaxwaynaha Xukuumada Somaliya Mudane Maxamad Cabdulaahi Farmaajo oo maalintii Labaad kusugan Magaalada Galkacyo ayaa Socod kudhexmaray magaalada Gaalkacyo ayadoo ay bulshada Magaalada Galkacyo ku soodhaweeyeen Caleemo Qoyan.

Madaxwaynaha ayaa socodka waxa ku wehlinaaayay Madax ka tirsan labada Aqal ee dalka Somaliya  iyo Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Axmad Ducaale Geele Xaaf.

HALKAAN KA DAAWO:

Facebook Comments