Daawo:- Madaxeyne Farmaajo oo ku Ammaanay Jawaari is Casilaadii uu sameeyay 

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo iyo Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si wada jira goordhaweed u la hadlay Warbaahinta..

Madaxweyne Farmaajo oo uu garabkiisa taaganyahay maxmed Shiikh Cusmaan ayaa waxaa uu sheegay in Jawaari Muddo ka badan 50 Sano uu u soo shaqeeyay Qaranka Soomaaliyeed, islamarkaana uu yahay shaqsi uu baahan yahay Qaranka Soomaaliyeed.

Waxaa uu tilmaamay Farmaajo in Jawaari yahay odey soomaaliyeed isla markaana laga doonaayo in uu sii waddo howlihii dastuurka oo uu muddo badan kasoo shaqeynaayay.

Halkaan, ka Daawo Khudbadda Madaxweynaha: