Animation

Daawo: Madaxda sare oo ka qeyb gashay aaska marxuum wasiir siraaji Iyo Farmaajo oo aan ka qeyb galin duugista

no responses
Thursday May 4, 2017 - 3:37 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxda ugu sareysa dalka ayaa ka qeyb galay Janaasada Wasiirkii Howlaha Guud Marxuum Cabaas C/laahi Siraaji oo xalay la dilay, kaas oo aas qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho.

Waxana aaska ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Mudane C/weli Muudey iyo masuuliyin kale.