DAAWO: Maamulka Somaliland oo ku dhaawaaqday Dagaal ka dhan ah.

0

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland oo boqolaal shacab ah kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka dhawaajiyey in Somaliland ay tahay dal madax banaan isla markaana shaaciyey in Madaxweyne farmaajo u kasoo horjedo gooni isu taaga qaranka Somaliland loona baahan yahay difaac.