DAAWO: Maamulka Somaliland oo kajawaabtay go’aankii xiriirka loogu jaray dalka Gini.

0

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) oo ka hadlayay go’aankii dowladda Soomaaliya ay xiriirka u jirtay dalka Guinea ayaa marka hore tallaabadaasi ku tilmaamay mid khalad ah.

Wasiir Faratoon ayaa sheegay in dowladda federaalka ay Somaliland ku heyso go’doon, kana soo horjeedo horumarkeeda.