Somali News

DAAWO: Kornayl Caare Oo Wareejiyay Hubkii Iyo Ciidamadii Uu Haystay.

Kornayl Siciid Cawil Caarre oo hogaaminayay Jabhad looga dhawaaqay deegaanno ka tirsan Soomaaliland wadahadalana maalmihii la soo dhaafay lalahaa waxgarad iyo Siyaasiyiin ka soo jeedda deegaanada maamulkaas ayaa maanta kulankii ugu dambeeyay la yeeshay Odayaasha dhaqanka.

Kornayl Siciid Cawil Caarre ayaa isaga oo xidhan dharka madax-dhaqameedka maanta guddida dhexdhexaadinaysay Jabhaddiisa iyo xukuumadda ku wareejiyay ciidankiisa iyo hubkoodii.

Related posts

FIIRSO:BARNAAMIJKA CIIDDA ADXA BY SAYID ALI ASEEYR.

admin

War deg deg ah: Al-shabaab oo war ka soo saartay Qaraxii Muqdisho

Tifaftiraha K24

DEG DEG:- Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Ahlusuna oo Muqdisho so garay.

admin