Daawo: Kooxda Daacish oo Baahisay Askari ka tirsan dowladda oo Si Live ah ugu dhexdilayan Isgooyska Bakaaraha

0

Kooxda daacish ayaa baahisay sawirrada askari ka tirsan ciidanka taraafikada dowladda federaalka oo maanta ay ku dileen isgooyska bakaaraha ee magaallada muqdisho.

Sawirrada daacish soo bandhigtay waxaa laga arkaya Nin bastoolad wato oo madaxa dhowr xabad uga dhufanaya askariga iyadoo durbadiiba askariga uu goobta ku dhintay ninkiina uu baxsaday.

Waa fal argagax cusub oo kooxda daacish ay ka bilowday caasimadda soomalia ee Muqdisho.