Animation

DAAWO: Khudbad aad uqiira badan oo ka yaabisay madadii iyo dadweynaha uu jeediyay raisal Wazaaraha kheyre.

no responses
Sunday July 9, 2017 - 9:41 under Breaking News by nairobi

Ra’isul Wasaaraha dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad Qiiro leh xalay uga yaabsaday madaxda dowladda gaar ahaan madaxweyne Farmaajo iyo shacabka Soomaaliyeed.

Mudane Kheyre oo ka hadlayay Munaasabada taakuleynta ciidamada oo ay soo abaabushay xukumadda Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in danta umadda Soomaaliyeed iyo qaranimadeeda ay ku jirto in la helo ciidamo xoogan.

“Hal jid unbaa noo banaan…haddii aan gadaal u noqono waa dagaal iyo qabyaalad, haddii aan meesheena taagnaano waa argagixiso iyo qarax, hal jid unbaa noo banaan waana in aan horay u soconaa oo aan gacmaha is qabsanaa oo aan dhisanaa ciidankeena”.

 

HOOS KA DAAWO KHUDBADDA KHEYRE EE DADKA KA YAABISAY