Somali News Top News

Daawo: K24 oo heshay Sawirradii ugu Horeeyay ee laga soo qaaday Hotelka Naasa-hablood oo hada uu dagaal ka socdo

Hotelka Naasa Hablood 1 waxaa weli ka socda dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada NISA iyo Koox Dabley ah oo daqiqado ka hor weerar ku qadaay Hotelka .

Rasaas xoogan iyo Qaraxyo ayaa laga maqlaya gudaha hotelka.

 

Hadaba Shabakada Kismaayo24 ayey u suurta gashay in ay hesho sawirradii ugu horeeyay ee laga qaaday Qaraxii koowaad ee Hotelka ka dhacay.

 

FB_IMG_1466863756023 Qaraxa-280x175

Related posts

Warbixin: Sidee looga Hortagi karaa iibsiga Codadka?

Tifaftiraha K24

Dowladda Mareykanka Ayaa Soo Bandhigtay Tirada Bambaano Ee Ay Ku Dhufteen Dalalka Argagaxisada Ay Ku Dhuuntaan Oo Somalia Ay Ku Jirto (Akhriso)

admin

Dhagayso:- Maamul u Samaynta Gobalada Hiraan iyo Sh/ Dhexe oo Meel Xasaasi ah Maraysa

Tifaftiraha K24