Somali News Top News

Daawo: Jubbaland oo Jawaab ka Bixisay in ay Wax ka ogeyd Duqeyntii Mareykanka uu ku laayay Ciidanka Galmudug..

Afhayeenka Maamul Goboleedka Jubbaland, C/naasir Seeraar Maax, oo Kismaayo kula hadlay warbaahinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya inuu maamulkoodu taageeray duqeyntii ka dhacday degaanka Jeexdin ee duleedka magaalada Gaalkacyo.

Seeraar, ayaa meesha ka saaray iney wax xiriir ah kala yeesheen Maraykanka go’aanka halkaasi lagu weeraray, wuxuuna tacsi u diray Dadkii ku dhintay duqeynta iyo eheladii ay ka tageen intuba.

Warbaahinta gudaha qaarkeed ayaa Maalmahan qortay iney Jubbaland taageersan tahay duqeyntii ka dhacday Gaalkacyo, waxna ay ka ogeyd duullaanka ay Diyaaradaha Maraykanka halkaasi ku qaadeen.

maax3 maax4 maax5 maax6

Related posts

Top News: Akhriso Magacyada iyo dalalka ay u dhasheen dadkii ku geeriyoodey qaraxii UN-ka ee ka dhacay Garoowe.

admin

TOP NEWS: Maxaadan Ogeyn oo Saakay ka Cusub Magaalada Baydhaba Maxaadse ka ogtahay Xogta la xiriirta Shirka Madasha ee Maanta lagu ….

Tifaftiraha K24

Gudomiyaha Gobolka Gedo oo ka hadlay Arimo badan oo ay Kismaayo ku jirto

admin