Animation

Daawo: Jubbaland oo ajaanibtii ugu badneyd gacanta kusoo dhigtay iyo maamulka oo sheegay in….

no responses
Tuesday June 20, 2017 - 10:29 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland waxaa lagu soo bandhigay Ajaanib si sharci daro ah uga Kalluumeysanaayay Xeebaha gobolka Jubbada Hoose.

Sideed ka mid ah ajaaniibtan, ayaa waxay u dhasheen dalka Pakistan, halka labada kalana ay u dhasheen Iran sida ay shaaciyeen Ciidamada Ammaanka Jubbaland.

Xeebaha jaziirada kudhaa ayaa laga soo qabtay ajaanibtaa xili ay wadeen kaluumeysi sharci daro ah.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka