DAAWO-Jabhadda Caarre oo Ku Faafaysa Deegaanada Maamulka Puntland

0

Duleedka Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa ku sugan boqolaal katirsan ciidamada Jabhadda xoraynta Somaliland ee uu hogaamiyo Corneal Caarre.

Jabhadda uu hogaamiyo Corneal Caarre oo maalinba maalinta ka dambaysa sii xoogaysanaysa ayaa xilligaan waxaa ku biiray masuuliyiin katirsanaa xukuumadda Muuse Biixi iyo hayadaha kale ee Somaliland.

     HOOS KADAAWO: