Animation

Daawo: Itoobiya oo la Galiyay Xaalad Deg deg ah Markii Ugu Horeysay Mudo 25 Sano ah

no responses
Sunday October 9, 2016 - 1:27 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Xukuumadda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday Lix bilood oo xaalad degdeg ah, ka dib muddo bilooyin ah oo ay socdeen banaanbaxyo rabshado wata oo xukuumadda looga soo hor jeedo, kuwaasoo ruxay gobolka dalkaas ugu weyn ee Oromiya.

Ugu yaraan 500 oo qof ayaa dhintay tan iyo markii ay banaanbaxyadu billowdeen November-tii kal hore. Dhawaan ayaa waxaa waddanka soo maray isku dhacyo todobaad socday, kuwaasoo u dhaxeeyey booliska iyo dad mudaaharaadayey, ka dib markii 55 qof ay ku dhinteen isbuurasho dhacday intii ay socotay xaflad-dhaqameed ay dadka Oromadu lahaayeen.

Dadka banaanbaxayey ayaa ku eedeeyey ciidanka amaanka inay sababeen dhimashada, waxayna bartilmaameedsadeen shirkadaha shisheeye iyo dhismayaasha iyo gaadiidka xukuumadda intii ay banaanbaxyadu socdeen.

Dowladu waxa ay sheegtay in ay soo Bandhigi doonto Fah faahin Dheeraad ah oo ku saabsan in Dalka Itoobiya uu Galay Xaalad Deg deg oo Mudo Lix bilood ah.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirro ka mid ah Dibad baxayaasha

A torched room of a textile factory damaged by protests is seen in the town of Sebeta, Oromia region, Ethiopia, October 8, 2016. REUTERS/Tiksa Negeri

Men walk past a bus that was torched during protests in the town of Sebeta, Oromia region, Ethiopia, October 8, 2016. REUTERS/Tiksa Negeri

Torched bundles of woven fabric are seen in a textile factory damaged by protests in the town of Sebeta, Oromia region, Ethiopia, October 8, 2016. REUTERS/Tiksa Negeri

A warehouse loader torched during protests is seen in a textile factory in the town of Sebeta, Oromia region, Ethiopia, October 8, 2016. REUTERS/Tiksa Negeri

A vandalised office from protests is seen through shattered glass of a textile factory in the town of Sebeta, Oromia region, Ethiopia, October 8, 2016. REUTERS/Tiksa Negeri

A vandalised room from protests is seen through shattered glass of a textile factory in the town of Sebeta, Oromia region, Ethiopia, October 8, 2016. REUTERS/Tiksa Negeri

A vehicle that was torched during protests in the compound of a textile factory is seen in the town of Sebeta, Oromia region, Ethiopia, October 8, 2016. REUTERS/Tiksa Negeri

People walk near a torched truck in the compound of a textile factory damaged by protests in the town of Sebeta, Oromia region, Ethiopia, October 8, 2016. REUTERS/Tiksa Negeri

_91739095_ethiopia_unrest _91739096_ethiopia_festival _91739634_ethiopia_unrest1

Facebook Comments