Animation

Daawo: Isra’il oo Gubaneysa Xili Kooxaha Gurmadka ay ku daaleen in Dabka ay Damiyaan

one response
Thursday November 24, 2016 - 5:38 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Waxaa sii xoogeystay dab saacadihii lasoo dhaafay ka kacay qaar ka tirsan deegaannada ay Yahuuddu xoogga kaga heystaan  Filastiiniyiinta ee ku dhow dhow magaalada Al-Qudus iyo hareeraheeda, iyadoo dabkanu uu baab’iyay tobonaan guryo ah, kumanaan dad ahna ay ku barakaceen.

Dabkan oo ku socda si xowli ah ayaa waxa uu ka billowday dhul Keymo ah oo kuyaalla  deegaanka lagu magacaabo “Zakhroon Yacquub” ee waqooyiga kaga beegan magaalada Al-Qudus, isagoona cagta mariyay guryo iyo beero ay lahaayeen dadka Yahuudda, sida uu ku warramay Wargeyska Jurusilam Post.

Dab kale oo xoog leh ayaa maalintii shalay waxa uu ka billowday deegaanka lagu magacaabo “Dooliif” ee hoos taga Mandiqadda “Benyamiin” ee daanta galbeed ee dhulka Filastiiniyiinta, balse Kooxaha dab demiska ee Yahuudda ayaa ku guuleystay inay dabka xakameeyaan ka hor inta uusan u gudbin Xaafadaha ay dadku dagan yihiin.

Ra’iisul Wasaaraha Maamulka Yahuuda Israil Benyamiin Netanyahu ayaa dalbaday gurmad deg deg ah, si gacan loogu geysto daminta dabka baaxadda leh ee ku dhuftay qaar ka tirsan deegaannada ay Yahuuddu xoogga ku heysato ee dhulka Filastiin, waxaana qeyla dhaanta kasoo yeertay Ra’iisul wasaaraha ay ka dambeysay kadib markii Kooxaha dab damiska ee Yahuuddu ay awoodi waayeen inay xakameeyaan dabkaasi oo kusii sii fidaya dhul hor leh.

Dowladda Ruushka ayaa noqotay Dowladdii ugu horreysay ee gurmad u fidisa Maamulka Yahuudda, waxaana ay dirtay diyaaraad weyn oo nooca dab demiska ah, si loo xakameeyo dabkaasi, iyadoona la filayo in dowlado kale oo hor leh ay ka jawaabaan gurmadka ay dalbatay XukuumaddaYahuuda.

Sannadkii 2010-kii, inkabadan Afartan ruux oo Yahuud ah ayaa ku dhintay dab xooggan oo maalmo socday, islamarkaana ka kacay dhul Keymo ah, waxaana taasi ay keentay in isbadal lagu sameeyo Kooxaha dab damiska ee Yahuudda, iyadoona la sameeyay Kooxo ku qalabeysan diyaaradaha waaweyn ee dab damiska.

Sida ay sheegayaan Warbaahinta Yahuudda, Kooxaha dab damiska ayaa la tacaalaya 13 goobood oo ay dabku uu ka kacay, waxaana ka mid ah magaalada Al-Qudus, deegaanka Nahaariya iyo deegaanada Macluut iyo Al-Jaliil.

Kumanaan Dadweyne ah ayaa laga daad gureeyay Deegaano dhowr ah waxaana Dabka uu sii fiday Markii Dabeylo ay kaceen.

fb_img_1480006780792 fb_img_1480006785796 fb_img_1480006789149 fb_img_1480006794326

Firefighters work as a wildfire burns in the northern city of Haifa, Israel November 24, 2016. REUTERS/Baz Ratner

A car drives past burning trees as a wildfire rages in the northern city of Haifa, Israel November 24, 2016. REUTERS/Gil Eliyahu ISRAEL OUT. NO COMMERCIAL OR EDITORIAL SALES IN ISRAEL

Israeli policemen assist elderly people as they are evacuated during a wildfire in the northern city of Haifa, Israel November 24, 2016. REUTERS/Baz Ratner

A firefighting plane drops fire retardant during a wildfire, near the communal settlement of Nataf, close to Jerusalem November 23, 2016. REUTERS/Ronen Zvulun

A firefighter is seen through the window frame of a house damaged during a wildfire, in the communal settlement of Nataf, near Jerusalem. REUTERS/Ronen Zvulun

A firefighter works during a wildfire, near the communal settlement of Nataf, close to Jerusalem November 23, 2016. REUTERS/Ronen Zvulun

A man checks the damage to a house during a wildfire, in the communal settlement of Nataf, near Jerusalem November 23, 2016. REUTERS/Ronen Zvulun

A firefighter sprays water to ensure that a wildfire is put out, in the northern Israeli town of Zikhron Ya'akov November 23, 2016. REUTERS/Baz Ratner

A firefighter sprays water to ensure that a wildfire is put out, in the northern Israeli town of Zikhron Ya’akov November 23, 2016. REUTERS/Baz Ratner