Somali News

Daawo: In kabadan 65 xildhibaan oo Saxiixday Mooshin xilka looga qaadaayo madaxweynaha maamulka…..

In kabadan 65 xildhibaan ayaa Saxiixday Mooshin laga keenay madaxweynaha maamulka hirshabeele cali c/llahi cosoble.

Mooshinkaan ayaa mudanayaasha waxa ay ku sheegeen in xilka looga qaafdaayo madaxweyne cosoble kadib markii muran xoogan uu ka dhashay magacabista golaha wasiirada maamulka hirshabeele oo dhawaan uu ku dhawaaqay cosoble.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka

Related posts

AKHRISO: Magacyada Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 1-aad.

admin

Maxaadan Ogeyn oo ka soo Baxay Shirka Golaha Wasiirada oo Intiisa Badan xooga lagu saaray Amniga iyo…..

Tifaftiraha K24

Kenya Oo Qaaday Xayiraadii Kalluumeysiga Ee Xuduudka Badda Ee Somaliya

admin