Animation

Daawo: Howlgallo gaar ah oo lagu baadi goobaayo Hogaamiyaha Alshabaab Axmad diiriye oo Ka bilowday Gobollada….

no responses
Tuesday December 5, 2017 - 8:36 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Degaanada Jubbaland ka wada howlgalo ka dhan ah maleyshiyada Al-shabaab.

 

Degaanada Howlgalka ay ka wadaan ciidamada xoogga dalka ayaa hoos yimaada Gobolada Jubbada Hoose ,jubbada dhaxe iyo gado halkaasi oo ay ku dhuumaaleysanayaan maleyshiyada Al-shabaab

 

Sidoo kale ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal lagu Baadi goobayo Horjoogaha ugu sareeyo Maleyshiyada Al-shabaab Ahmed Diiriye ka wada degaano hoos yimaada gobolka Gado

 

Taliyaha Qeybta 43 Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya general cismaaciil Saxardiid oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada Ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in Horjogayaasha Sare ee Nabadiida Al-shabaab ay iskaga carareen degaanada jubboyinka

Facebook Comments