Somali News Top News

Daawo: Hey’adda Nabad sugida jubbaland oo soo bandhigay Rag ka tirsan Amniyaadka Alshababa oo loo diray in ay dilaan…..

Ciidamada Nabad suggida gobolka Gedo ayaa degmada Baledxaawo kusoo bandhigay labo ruux oo ay sheegeen in ay ka ka tirsan yihiin Al-Shabaab iyo sidoo kale hubkii ay wateen.

Taliyaha ciidamada Nabad Suggida Maamulka Jubbaland ee Gobolka Gedo Cali Abshir Xasan Deera ayaa Warbaahinta u sheegay in ciidamada Nabad suggida labada ruux ay kusoo qabteen howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen degmada Baledxaawo.

Xariga labadaan qof ayaa yimid ka dib markii ay Bam ku weerareen Guri uu degan yahay Nabadoon ka mid ah kuwii soo doortay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka

Related posts

Daawo: Madaxweyne Ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo kulan la qaatay Dhalinyarada Ubaxa Caasimadda Oo kismaayo ku sugan

admin

Sacuudiga & Masar Oo Go’aan Culus Ka Qaatay Farmaajo & Khiyaanadii Khaliijka Oo Soo Baxday

admin

XOG : Maxaa ka Jira In Madaxweyne Gaas looga yeeray Madaxtooyada Muqdisho iyo Warar kale oo sheegay in …

admin