Somali News

DAAWO: Haweeney Sadex Sano Uur laheyd oo Dhashay Neef Ri’ ah (MUCJISO)

Dunida waa meel ay ka dhacaan dhacdooyin qariib ah sida dhacdadaan oo kale, gobolka Rivers State oo ka mid ah gobolada dalka Nigeria ayey dhacdo layaab leh ka dhacday kadib markii haweeney ay umushay (Ri’) kadib sadex sano oo ay uurka ku siday.

Dadka deegaanka ayaa aad ula yaabay dhacdadan taasoo aheyd naxdin aysan qofna aamini karin, balse qof goob jooge ah ayaa xaqiijiyay in dad badan ay ku xoomeen guriga haweeneyda si ay marqaati uga noqdaan dhacdadaan layaabka leh.

Hadaba Faahfaahinta arrintan, sida ay u dhacday, waxa sababay iyo Arrimo kale ku daawo Muuqaalka Hoose.

Related posts

Daawo:- Dayaca haysta Iskuulka Bardacad Gaalkcyo

admin

Maamulka Soomaliland oo war kulul ka soo saaray qaraxii xalay ka dhacay Buuhoodle

admin

Daawo: Xaashi Cumar oo Mudo 19 Sano ku Xirnaay Wadanka Talyaaniga oo Maanta Go’aan ay ka gaartay Maxkamad Wadankaasi ku taal

Tifaftiraha K24