Animation

Daawo:- Gudoonka Barlamaanka Dowladda Somalia oo soo dhaweyeey Doorashadii lagu Doortay Axmed Cali Xaashi

no responses
Tuesday November 10, 2015 - 2:15 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

iyadoo magaalada Garowe Maalintii shalay lagu doortay gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa waxaa soo baxaya Hambalayada lo jeedinayo Gudoomiyaha.

Gudoomiye ku xigeenka labaad Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalle Cawad oo la hadlayeey Warbaahinta ayaa Hambalyo U diray Gudoomiyaha Barlamaanka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi.

Mahad Cabdalle ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin qaabka doorashadu u dhacday, wuxuna sheegay inay muhiim tahay Puntland in lagu ammaano sida dimoqraadiyada leh ee dowladnimada u dhistaan iyo ammaankooda, wuxuna sheegay inay rajaynayaan inay xiriir wanaagsan la samayn doonaan gudoonka cusub ee Baarlamaanka Puntland.

Hoos kadaawo Muqaalka

Facebook Comments