DAAWO: Gudiga Dorashooyinka Maamulka Galmudug oo La Shaaciyay. 

0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u- heshiisiinta XF Soomaaliya ayaa magacowday Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Dowlad Gobaleedka Galmudug.