Animation

Daawo: Guddoomiye taabit iyo Ambasador Olgan Bekar oo kulan xasaasi ah wada qaatay maxaase ka soo baxay??

no responses
Sunday April 23, 2017 - 6:12 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dalka Turkiga Ambasador Olgan Bekar.

Labada masuul waxa ay ka wada hadleen xoojinta wada shaqeynta ka dhaxeysa safaaradda turkiga ee muqdisho iyo maamulka gobolka banaadir.