Daawo:- Guddoomiye Jawaari oo ka hadlay is casilaadiisa iyo Xiliga uu Xilka Wareeejinayo

0

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa goordhow la hadlay warbaahinta.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo uu garab taagan yahay Madaxweyne Farmaajo oo hadal kooban jeediyay waxaa uu sheegay in uu iscasilay, islamarkaana Faahfaahinta sababta uu isku casilay uu berri bixin doono.

Waxaa uu sheegay in uu arintaasi ogeysiiyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed.

Halkaan, ka Daawo: