Animation

Daawo: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo hadda ka dagay Magaalada Roma ee Dalka Talyaaniga

no responses
Tuesday November 14, 2017 - 2:38 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Gudoomiyaha Gobolka Banadir  ahna Duqa Muqdisho Mudane Thabit cabdi Maxaned ayaa hada ka dagay Magalada Roma Ee Dalka Talyaaniga, Waxa uuna ka qeeb galayaa Shir Caalami ah oo looga Hadlayo Hormarka iyo Koritaanka Ay samaynayaan Magalooyinka Caalamka .

Guddoomiye Taabid ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Rome ku soo dhoweeyay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Talyaaniga iyo Mas’uuliyiin kale, waxaana hadal kooban uu saxaafada ku siiyay garoonka uu Guddoomiyaha sheegay inuu ka qeyb galayo shirka ku saabsan magaalooyinka Afrika oo ah mid muhiim ah.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Shirkan ayaa looga hadlayaa magaaleynta iyo koritaanka qaarada Afrika, iyadoo ay ka qeyb galayaan Duqa magaalooyin, Maamulo, Wasiiro ka socda Africa iyo talyaaniga, Cilmi baarayaal, hey’ado iyo ururo caalami ah.

Muqdisho ayaa isbadal wayn samaysay sanadihii lasoo Dhaafay Waxana Shirka lagu marti qaaday Gudoomiyaal Caasimado badan oo Afrika ah.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.