DAAWO: Guddoomiyaha D.Xamar-weyne oo Afka Furtay Sir badanna Kashifay Markii Xabsiga laga daayay

0

Guddoomiyihii degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir Cumar Shariif Jeeg oo dhowaan shaqada laga joojiyey, lana xiray ayaa la sii daayey.

Lama oga in damaanad lagu sii daayay iyo in dambiyadii lagu eedeeyay inuu galay  lagu waayay.

Muuqaalo lagu baahiyey baraha bulshada ayaa muujiyey guddoomiye Cumar Shariif oo ku dhex jira odayaal iyo dad ehelkiisa ah, iyadoo ay ka muuqato duruuftii xabsiga, waxayna arrintan ka danbeysay olole weyn oo ay galeen beeshiisa iyo dad kala duwan.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka Guddoomiyaha oo Afka furtay Markii lasii daayay