Animation

Daawo: Guddiga doorashooyinka Soomaliland oo Goordhaw Warbaahinta la hadlay Xagee ayeysa mareysa doorashada?

no responses
Monday November 13, 2017 - 3:28 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Gudiga kuminshinka doorashooyinka Somaliland oo goordhaw warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay xarunta Magaalada Hargeysa ayaa ka warbixiyay codeynta doorashada Somaliland.

Mas’uul ka tirsan Kumashinka doorashada ayaa shegay in doorashada ay ku socota jawi nabdoon isla markaana ay ka baqdin qaben rabshada ka dhaca gooba codbixinta balse aysan jirin wax khala laasa ah.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Guddiga doorashada ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in waqti dheeri ah lagu kordhiyay codeynta iyadoo markii hore guddiga ay sheegeen in lixda maqribno goobaha doorashooyinka lasoo xidhi doono balse waxaa jira dad badan oo weli aan codkooda dhiiban ilaa iyo inta dadka ay codeynayan goobaha lama xiri doono.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.