Animation

Daawo: Golaha Wasiiradda Galmudug Oo Arimo Muhiim Ah Ka Shirey Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Saxaafadda La hadley, Isagoona………………………..

no responses
Friday September 16, 2016 - 6:52 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Shirka golaha wasiirada Galmudug ayaa looga hadlay adkeynta nabad gelyada deegaanka oo ay doorashooyin kusoo wajahayihiin iyo arinta Magaalada Gaalkacyo ee ku adan kala wareega ganacsiga kadib go’aankii puntland bilogii bushan.

Shirka wasiirada galmudug ayaa lagu magacaabay labo gudi oo ka shaqeeya amniga guud ahaan deegaanada galmudug iyo dar dar gelinta howlaha dekada Hobyo oo xiligaan uu maamulku u arko mid muhiima howlgelinteeda.

Warbixintan Oo Muqaal Ahaan Ah halkan ka daawo:-