Animation

DAAWO:-galmudug oo furtay ka qayb galka doorashada ka dhacaysa  dalka 2016 iyo shirkaas oo cadaado ka furmay

no responses
Monday November 16, 2015 - 7:23 under Somali News by admin
mqdefault

Maalintii shalay madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa furay shir looga hadlayay sidii shacabka Galmudug kaga qeyb gali kaga qeyb qaadan lahaayeen nooca doorasho ee ka dhaceyso dalka Soomaaliya sanadka soo socdo.

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shirkasi furay ka hor inta uusan uu ka duulin magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Shirka ayaa waxaa lagu ururinayaa fikradaha ay qabaan shacabka deegaanada Galmudug, waxana kadib la doonayaa in loosoo gudbiyo dowlada federaalka Soomaaliya iyo xubnaha maamul goboleedyada.

Hoos ka daawo furitaanka shirka