Somali News

Daawo: Gaari cabdi bile iyo mid shacab ah oo goordhaw muqdisho shil iskula galay iyo askar ku….

Faah faahin dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxeysa shil gaari oo ka dhacay magaalada muqdisho.

Gaari cabdi bile-ah iyo gaari shacab ah ayaa waxa ay iskula dhaceen inta u dhaxeysa KM0 iyo Garoonka Kubadda Kolleyga ee Wiish Stadium ee magaalada Muqdisho.

Shilka waxaa ku dhaawacmay laba askari oo kamid ahaay ciidamadii gaariga cabdi bilaha ah la socday.

Mid kamid ah askarta shilka ka bad baaday ayaa sheegay in darwalka gaariga u waday uusan laheyn qibrad horayna uu seddex jeer shil usoo galiyay askarta.

Related posts

TOP NEWS: Dhageyso Xildhibaanada Baarlamanka oo Markii ugu Horeeysay Mooshin wax tar leh u gudbiyay Guddoonka Baarlamanka iyo Shacabka oo ….

admin

Dhagayso:- Imaam Rashiid " Shaqaaqadii Baladxaawo waan ka Xunahay "Safarkii RW Cabdweli Kismaayo isna waa soo dhaweynaynaa "

admin

Bananbax loga so horjeedo DF iyo Galmudug oo Garoowe ka dhacaya

admin