Animation

Daawo: Farshaxaniiste Amin Arts oo Sawir Saameyn Badan leh ka Sameeyay Colaada Galkacyo ee u dhaxeysa Galmudug iyo Puntland

no responses
Monday October 10, 2016 - 9:00 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Farshaxaniistaha Caanka ah ee Amin Caamir Artis ayaa waxa uu Sawir Saameyn Balaaran leh ka sameeyay Colaada Magaalada Galkacyo ee u dhaxeysa Maamulada Dariska ah ee Galmudug iyo Puntland.

Amin Artis wuxuu muujiyay Dhibaatada ay keeneyso Colaada u dhaxeysa Labada Maamul iyo Sida ay u wanaagsantahay in Nadab ay ku wada Noolaadaan Labada Bulsho ee Deegaan wadaaga ah isla markaana Wada dhashay.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrka oo soo Jiitay Bulshada Soomaliyed

nabada55