Animation

Daawo: Farmaajo iyo axmad madoobe oo xalay ka yaabsaday dadweynaha ku nool kismaayo kadib markii ay….

no responses
Wednesday June 7, 2017 - 10:21 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam oo uu weheliyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa habeenkii xalay dadweyne shacab ah kula shaaheeyay bartamaha Magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ayaa Bulshada uu xalay kula shaaheeyay bartamaha Magaalada ka xog waraystay Xaaladaha ay Magaaladu ku sugan tahay isagoo qaarkood uga jawaabay su’aalo la xiriira hananka Siyaasadeed ee Dowladu ay ku wajahayso dalka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa bogaadiyay nabada ka jirta Kismaayo oo uu xusay in ay Tusaale u tahay Magaalooyinka kale ee dhibka nabad galyo la’aantu uu ka jiro.

Facebook Comments