Animation

Daawo: Fanaaniin caan ah oo maanta lagu soo dhaweeyay magaalada muqdisho

no responses
Wednesday June 21, 2017 - 3:25 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalada muqdisho waxaa maanta soo gaaray fanaaniin caan ah oo qurbaha ka yimid kuwaasi oo doonaya in bandhig faneed ay ka sameeyeen caasimadda muqdisho maalmaha ciida.

Fanaaniinta soo gaartay magaalada muqdisho waxaa kamid ah Cabdi Holand iyo Cabduwahaab Booska oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed.

Maamulka gobolka banaadir mas’uuliyiin ka tirsan ayaa magaalada kusoo dhaweeyay fanaaniinta waxaana la geeyay xarunta tiyaatarka oo ay warbaahinta kula hadleen.

Fananiitaan ayaa Ka Qeyb Qadan Doona Maalmaha Ciida iyo 7Ka Xoriyada oo nagu soo foodleh hadii alle na gaarsiiyo insha allah.