Animation

Daawo: Fagaaro ku yaala Dagmada Luuq oo Maanta lagu soo bandhigay Alshabaab Qaraxyo lagu qabtay

no responses
Tuesday November 14, 2017 - 11:44 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Maamulka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa maanta meel fagaare ah shacabka ku nool degmadaasi ugu soo bandhigay Maleeshiyo ka tirsan Al shabaab oo doonayay in qaraxyo ay ku halaagaan nolosha shacabka aan waxba galansan.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgalo ay sameeyeen degmada Luuq iyo deegaanada ku dhow dhow waxay dhawaan kusoo qabteen ragan Al shabaab ka tirsan oo ku guda jira diyaarinta weeraro qaraxyo ah oo ay doonayaan inay ku xasuuqaan shacabka.

Maleeshiyadii la soo bandhigay ayaa shacabka hortooda ka qirtay in ay ka tirsan yihiin Al shabaab, isla markaana ay qorsheynayeen inay dhibaato geystaan.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Maamulka degmada Luuq iyo Saraakiil kale oo goobta ka hadlay ayaa u mahad celiyay ciidamadii howlgalada ku soo qabtay ragan doonayay inay qarxiyaan shacabka, waxayna balanqaadeen in cadaalada la marsiin doono.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.