Animation

Daawo: Dowladda federaalka maxay ka tiri sababta turkish airlines ugu fashilantay in mudo seddex cisho ah ay…..

no responses
Sunday May 28, 2017 - 4:04 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Diyaarada Turkish Airlines ayaa saaki soo caga dhigatay, Garoonka caalamiga ah ee Aaden Cadde, iyadoo 3dii maalin ee lasoo dhaafay, soo dagi waysay, cillado xaga hawada ah awgeed.

Haayada Maaraynta Hawada Soomaaliya ayaa door adag ka ciyaartay dhanka saadaasha iyo in ay mar kale Turkish Airlines soo caga dhigato Garoonka Aadan Cadde.

shirkad Turkish Arline waxay sheegtay in ay 3dii maalin ee la soo dhaafay ee diyaaraddaheeda aysan soo caga dhigan garoonka aadan cadde sababo la xiriira Dabeelaha oo Saa’id ahaa.

Waziirka Gadiidka, Duulista iyo Hawada, Waziir Max’ed Abdullahi Salaad iyo Ha’yada Maareynta Hawada , Maareeye Yusuf Jaale ayaa door Adag ka Qaatay in ay Turkish Airways Mar labaad soo Dagto.