Animation

Daawo: Doorashada Xubnaha Aqalka sare ee Jubbaland oo Meel Xasaasi ah Mareyso Maxaase ka Cusub Howlka ay Doorashada ka Socoto???

no responses
Wednesday October 19, 2016 - 10:01 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalada Kismaayo Gaar ahaan Hotelka Ceymiska Waxaa Hada si Toos ah uga socda Doorashooyinka Xubnaha Aqalka sare ee Jubbaland u matalaya Baarlamaanka Cusub ee soo socda.

Xildhibaanada Jubbaland Waxay dooran doonan 8 Xubnood oo Aqalka sare Jubbaland u matali doona Waxaana Doorashadaan ka qeyb galaaya ilaa 17 Musharax oo daneynaayo in ay la doorto oo ay kamid Noqdaan Xubnaha Aqalka sare ee Jubbaland.

Doorashada Xubnaha Aqalka sare waxaa Goob joog ka ah Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle oo Kismaayo gaaray maalintii Shalay.

Jubbaland waxay ay Noqoneysaa Maamulkii Labaad ee Guda galay doorashada Xubnaha Aqalka sare waxaana Horay doorasho usoo qabtay Maamulka Galmudug.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada:

dscn9099 dscn9100 dscn9101 dscn9103 dscn9104 dscn9105 dscn9106 dscn9108 dscn9110 dscn9112 dscn9116 dscn9118 dscn9121 dscn9122 dscn9124 dscn9125 dscn9126 dscn9127 dscn9128 dscn9129 dscn9130 dscn9131 dscn9132 dscn9134 dscn9136 dscn9138 dscn9139 dscn9141 dscn9144 dscn9145 dscn9146 dscn9147