Animation

Daawo: Diyaarad goordhaw magaalada kismaayo ka qaaday Askarigii Lagu qabtay Kismaayo

no responses
Saturday November 11, 2017 - 9:24 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Maamulka jubbaland ayaa maanta waxa ay magaalada kismaayo ka dhoofiyeen Askari ka tirsan ciidamada puntland oo magaalada boosaaso dhaawac ugu geestay gabadh da’yar xili uu doonan in uu kufsado.

Diyaarad ayaa ka qaaay garoonka diyaaraddaha magaalada kismaayo isagoo gacmaha ka jeebadeesan .

Taliska ciidamada booliska jubbaland oo ninkaan gacanta kusoo dhigay ayaa sheegay in ninkaan cadaaladda lagu waafajin doono puntland maadama uu ka tirsan ciidamada puntland .

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Fa’iza oo 17 jir ah ayaa waxaa xabad ku dhuftay askarigaan waxaana xaaladdeeda caafimaad hadda lagu dabiibaya cisbitaalka digfeer ee magaalada muqdisho.

Halkaan hoose ka daawo sawirrada 

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.