Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Arimaha Bulshada Somali News

Daawo:- Dhakhatirta Maraykanka oo Cadeyeey in Caanaha Geele iyo Hilibkiisa uu yahay Dawo

Dhkatir u dhashay Dalka maraykanka ayaa sheegay xiligan in Caanaha Geele ama Hilibkiisa uu yahay Dawo ama lagu cafimaad hadii si wanaagsan loo cuno ama loo Cabo.

Hada kahor ayaa Nibeena Muxumad NNKH niman ku daweyeey kuwaas oo la sheegay in kadida geela Cabeen iyo Canihiisa akdibna cafimaaden waxaana Canaha geele Hilibka iyo Kadidaba ay daweeyaan Cuduro Badan oo khatar ah,

Cudurada uu daweeyo Canaha geela iyo Hilibka Geela waxaa Kamid ahsonkorta. Beer xanuunka iyo jadecada,dhamaan cuduradaas ayaa waxaa dhakhatitku maraykanka shegeen in dawo u yihiin geela Canihia ama Hilibkiisa.

Related posts

Deg-deg: Wariye Ka tirsan Warbaahinta Dowladda oo Muqdisho Qarax lagula eegtay ” Magaca Wariyaha”.

admin

Madaxweynihii ugu horeeyay Maamulka Galmudug oo geeriyoodey

admin

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo Hadda ku wajahan Magaalada Garbahaarey

admin