Animation

Daawo: Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo xalay Weerar ku qaaday Bangi ku yaala Magaalada…..

no responses
Monday January 23, 2017 - 9:56 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay waxa ay weerar culus ku qaadeen Banki ku yaalla Magaalada Mandera ee Gobolka wuqooyi bari kenya.

Weerarka waxaa la sheegay in uu ahaa mid qorsheysan oo shabaabka ay kusoo qaadeen Bangiga iyadoona la shaaciyay inn qasaaro uu ka dhashay.

Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalka ku nafwaayay 2 Ruux oo mid kamid ah uu yahay Askari ka tirsan Ciidamada Booliska kenya halka ninka kalana uu ahaa waardiye ilaalo ka ahaay Bangiga ay shabaabku weerareen.

Weerarka ayaa dhacay  xalay Saqdii dhexe Abaare 2:00  (saacadda geeska Afrika).

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Mas’uuliyiin ka tirsan Magaalada Mandera ayaa warbaahinta u sheegay in ay baarayaan in kooxaha weerarka soo qaaday ay dhaceen lacag iyo inkale.

Magaalada Mandheera waxaa inta badan ka dhaca weeraro ay kusoo qaadaan dagaalyahano ka tirsan Alshabaab waxaana dowlada Kenya ay u taag weysay in ay ka hortagto weerarada shabaab ay kusoo qaadaan Gobolka wuqooyi bare kenya iyo Gobolo kale oo Dalkaasi ka tirsan.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.