Animation

Daawo: C/kariim Sida Cadaado loogu soo Dhaweeyay oo Hadal heyn badan ka dhex dhalisay….

no responses
Wednesday January 11, 2017 - 1:56 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Maamulka Galmudug.

Wafdiga C/kariim Guulled waxaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamad Xaashi Carabey Masuuliyiin iyo Saraakiil ka tirsan Maamulka Galmudug.

C/kariim ayaa shalay waxaa Mooshin xilka uga qaaday Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug waxaana Hada uu isku dayaya in uu la kulmo Xildhibaanadii Xilka ka xayuubiyay.

Dhinaca Kale Guulled ayaa Hambalyo u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka ee la doortay Maxamad Shiikh Cusmaan Jawaari.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

img_0273 img_0281 img_0283 img_0290 img_0301 img_0308 img_0314 img_0317 img_0318 img_0329