Animation

Daawo:- Cali Khaliif Galeyr oo Isku Shaandheyn ku Sameeyay Golaha Wasiiradiisa

no responses
Tuesday November 10, 2015 - 9:44 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Dr. Cali khaliif galaydh oo ah Madaxweynaha Maamulka Khaatuma ayaa Isku shaan-dhayn Balaaran waxa uu ku sameeyay Golaha wasiirada, Sidoo Kale madaxweynaha ayaa xilalka ka qaaday qaar ka tirsan Golihiisa Wasiirada.

Madaxweyne Galeyr ayaa waxa uu aad u amaanay wasiiradii uu mudada dheer soo shaqeeyay ee uu xilka ka qaaday.

Hadaba Aqriste Halkan Ka Aqriso Magacyada Golaha Wasiirada ee Khaatumo

1 Wasiirka arimaha Dibada Iyo Isku Xidhka Fadaraalka Maxmuud Ismaaciil shabac

.Wasiiro dowle C/xakiin Faarax dhaaye

.wasiir kuxigeen maryama xasan diiriye

.safiya cali caateeye

2 Wasiirka Arimaha Gudaha Axmed maxamuud doolaal

.Abshir c/casiis sh maxamuud

.C/laahi jaamac diiriye

3 Wasiirka Maaliyada Xasan Muuse cawil

..Wasiir kuxigeno Maxamed cali bashiir

.c/rashiid xaaji axmed

4 Wasiirka Amniga Keyse Cabdi Yuusuf

.Wasiiro Dowle Faarax Maxamed Xasan Falaalug

.Wasiir Kuxigeen Faarax Maxamed Cashuur

5 Wasiirka Caafimaadka Iyo Haweenka Iidle Dubad

.Wasiiro Dowle C/risaaq Siciid Faarax

.6 Wasiirka Waxbarashada isboortiga Iyo Dhaliinyarada C/naasir Cali Caynab

.Wasiirku Xigeenka Faysal Muuse Dheri

7 Wasiirka Khayraadka Iyo Biyaha Mukhtaar Ciise Faarax

8 Wasiirka Xoolaha Maxamuud Cali Faraax

.Siciid Maxamed Mire

9 Wasiirka warfaafinta Iyo Isgaadhsiinta Axmed Xaaji Cali

10 Wasiiro Dowlaha madaxtooyada C/rashiid Cawil Cadi Hiirad

Wasiir kuxigeen C/qani Khaliif Faarax

DAAWO :

Facebook Comments