Animation

Daawo: Booqashada Raisul wasaare ku xigeenka Sweden ay Muqdisho ku joogto iyadoo Kormeertay Xarumaha…..

no responses
Thursday December 1, 2016 - 6:00 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Haweenayda lagu magacaabo Asa Romso oo ah Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Sweden, ahna Wasiirka Iskaashiga ayaa maanta booqasho ku tagtay Xarumo ku yaal Gobolka Banaadir.

Xarunta Dabdamiska Gobolka Banaadir iyo Xarun ay ku xareysan yihiin dhalinyarada Gobolka Banaadir ayeey booqatay haweenaydaan.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fataax Cumar Xalane, ayaa sheegay in balan qaad wanaagsan ay u sameysay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Sweden dhalinyaradii ay la hadashay.

Waxa ay sheegtay dhalinyarada inay door ka yihiin nabadda iyo Isdhexgalka, islamarkaana loo baahan yahay in la sii dhiirageliyo.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

1480585685c52a2 1480585693c13b2 1480585694e8b18 14805856975160f