Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Arimaha Bulshada Somali News Top News

Daawo: Beesha Cawlyahan oo Banaanka keentay Xiriirka ka dhaxeeya Itoobiya, Ileey iyo Axmed Madoobe.

Siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Beesha Cawlyahan, oo kulan ku yeeshay Magaalada Garissa ayaa si weyn uga horyimid hanaanka ay wax u maamulaan Cabdi Ileey iyo Axmed Madoobe, iyago ku tilmaamay ineey yihiin Jawaasiis Itoobiya u adeegta.

Waxgaradkani iyo siyaasiinta kulmay ayaa dhinaca kale isku soo hadalqaaday sidii shabaab looga xoreyn lahaa Gobolka Jubada Dhexe o ay sheegeen in Axmed Madoobe iyo shabaabku ay heshiis kuyihiin inaan loo dhaqaaqin caasiamdda gobolkaas e Bu’aalwe.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Ugaaska Beesha Cawlyahan Ugaas Qorane iyo Siyaasiyiin ay kamid yihiin Faarax Macalin Daraawa, Nadif aadan Jaamac oo ah Gudoomiyaha Garissa iyo Xoghayaha Guud ee IGAD Ambasador Maxabuub Maalin.

Hoos Kadaawo kulankani.

Related posts

Dhagayso:- Ciidamada Deegaanka Godod oo Qaar kamid ah soo ritay Cudurka Shubanka

Tifaftiraha K24

Dhageyso: Xasuuqii ugu Darnaay oo xalay ka dhacay Dagmada Qoryoole Kadib Markii Gaari homey ah oo shacab ay la socdeen lagu dhuftay Qori Saban ah

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Dhageyso Suldaan bayle oo Cawada baaq aad u culus u diray madaxweyne Farmaajo

Tifaftiraha K24