Somali News

Daawo Axmed Madoobe oo Barre Hiiraale la kulmay iyo…

Wararka naga soo garaya magaalada muqdisho ee caasimada somalia ayaa waxay tibaxayaan in magaaladaasi ay kulan ku yeesheen Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale.

Kulanka labada masuul ayaa waxaa ka soo shaqeyay Wasiirka gaashandhiga Somalia iyo Rw Cumar Cabdirashiid.

Kulanka labada masuul ayaa waxaa uu ka dhacay hotelka u col barre hiiraale ka dagan yahay magaalada muqdisho halkaas oo uu axmed madoobe so booqday.

Kulanka labada masul ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii labada beelod ee masuliyiintan ay matalaan uga heshiin lahayeen colaadi ku dhexmartay magaalada kismaayo.
FB_IMG_1450377993860

Shirka dib u heshiisinta beelahan ayaa waxaa lagu wada in uu kismaayo ka furmo dhamaadka usbuucan ayado hadi laga heshiiyo lo gudbi doono in laga wada hadlo sidii awood qaysi saxan uu uga dhici lahaa maamulka Jubbaland .

Wararki ugu danbeyay ee ka so baxay kulanka labadan masul aya waxay tibaxayaan in labadan dhinac ay ku heshiiyeen in Magaalada kismaayo la iskugu taago halkaasna heshiis kama danbeyn ah lagu gaaro.

axmed-madoobe-iyo-barre

11

FB_IMG_1450378872051

Related posts

Daawo: Hey’adda NISA oo Muqdisho kusoo Bandhigtay ku dhawaad 74 Jawaan ay ka Buuxaan…..

Tifaftiraha K24

Daawo : Shirkadda albayrak oo markii labaad deeq lacageed ku wareejisay guddiga gurmadka abaaraha qaran

Tifaftiraha K24

Akhriso: Madaxtooyasa Soomaliya oo Goordhaw War Ka Soo Saartay Ansixinta Ra’isul Wasaaraha Cusub iyo Waxyaabaha laga….

Tifaftiraha K24