Daawo Aqonyahan reer Jubbaland ah oo fariin u diray reer Cabudwaaq.

0

Aqonyahan reer Jubboyinka ah oo lagu Magacaabo Dahir Cali Barre (Kamiin) oo manta saxafaada la hadlay ayaa baaq nabadeed u diray shacab ku nool Waqooyiga Galgaduud gaar ahaan Dagmada Cabudwaaq.

Qaybta hoose ka daawo Baaqa Dahir Cali Barre (Kamiin) uu u diray Bulshada Waqooyiga Galgaduud gaar ahaan Dagmada Cabudwaaq oo bilihii aynu soo dhaafnay ay ka socdeen dilaal lala xariirinayo aanoyin qabiil.