Animation

Daawo Amisom oo la wareegtay Amanka Madaxtoyada Galmudug iyo Madaxweyne kuxigenka oo ka hadlay..

no responses
Wednesday November 2, 2016 - 7:15 under Somali News by admin
mqdefault

Ciidamada Amisom ee dhawaan la geyay Magaalada Cadaado ayaa la wareegay amanka guud ee Madaxtooyada Galmudud

Sido kale Ciidamadan waxay la wareegen Amanka Garoonka diyaaradaha ee Cadaado waxay sido kale la wareegi doonan xarunta Kafaalo iyo waliba xarunta Gudiga doorashada Galmudug.

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaan imanshaha amisom oo wax badan ka badali doona amanka guud ee magaalada Cadaado.