Animation

Daawo: Amiin caamir oo sawirkii ugu saameynta badnaay ka sameeyay xildhibaan xidig iyo farmaajo

no responses
Wednesday May 17, 2017 - 2:36 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Farshaxaniiste amiin caamir ayaa sawir gacmeed ka sameeyay xildhibaanada nairobi kaga dhawaaqay madasha cusub ee ay u bixiyeen horseed.

Sawir sameeye amiin caamir ayaa sawir cajiib ah kusoo bandhigay madasha oo guddoomiye looga dhigay xildhibaan c/rashiid xidig waxaana kuu muuqaneysa markaad sawirka aragto in xidig iyo xildhibaanada taabacsanba ay bur burin ku wadaan qaranimada soomalia iyo dowladda cusub ee madaxweyne farmaajo uu hogaaminaayo.

Sawirka waxaa ka muuqda xidig oo intuu burus u qaato du duminaya dhismo laga matalay dhismaha dowladnimada soomalia oo lagu qoray SOMALIA NABAD& NOLOL.