DAAWO: Amaanka Deegaanada Galmudug oo la adkeeyay iyo Bulshada Reer Galmudug oo Digniin Hawada loomariyey

no responses
Saturday January 13, 2018 - 4:55 under Maqaalo by gurey
mqdefault
Spread the love

Wararka aanu ka heleyno Deegaanada Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in heegan buuxa la geliyay Dhamaan  Ciidamada amaanka ee isugu jira Booliska iyo Nabad sugid.

Dhaka kale Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo hadda ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu wadaa iney uga sii ambabaxaan deegaano kale oo ka tirsan Maamulka Galmudug.

Facebook Comments