Animation

Daawo: Alshabaab oo dadweynaha kenya usoo bandhigtay baabuur ay ka qabsatay uhuru kenyatta

no responses
Saturday August 5, 2017 - 2:58 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Al-shabab aya asoo bandhigay gaari ka mid ah kuwa ololaha doorashada Xisbiga Madxweynaha Kenya ee Jubilee oo maalmo ka hor laga qafaashay agagaarka Mandheera.

Warbaahiyaha Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Gaari Midabkiisu casaan yahay oo uu leeyahay Xisboga Jubilee,kaas oo taageerayaasha Xisbiga ka qaaday Mandheera islamarkaana geeyay tuulo kale.

Gaariga oo uu la socday wadaha iyo hal qof oo kale ayaa markii ay soo laabteen waxaa ay la kulmeen xubno ka tirsan Al-shabaab,kuwaas oo ilaa hadda ku heysta meel  ka mid ah degaannada AL-shabab ay ka joogaan Xadka labada dal.

Halkaan hoose ka daawo sawirrada iyo muuqaalka