Animation

Daawo: Alshabaab oo baahisay sawirrada meydadka ciidamada puntland looga laayay weerarkii Af-urur

no responses
Saturday June 17, 2017 - 9:53 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Alshabaab ayaa baahisay sawirrada weerarkii ay ku qaadeen saldhig ciidamada puntland ay ku leeyihiin deegaanka af-urur ee gobolka bari.

Al-kataib oo ah garabka warbaahinta kooxda alshabaab ayaa soo saartay sawirrada meydadka ciidamada puntland looga dilay dagaalkii af-urur ka dhacay 13-kii bishan Ramadan, 1438 taariikhda Hijriga, kuna beegneyd June 8, 2017.

Alshabaab ayaa sheegatay in weerarkaasi ay ku dishay in kabadan 60 askari oo ciidamada puntland ka tirsan.

Puntland ayaa ku fashialntay ka hadalka qasaaraha ka soo gaaray dagaalkii af-urur waxaana saraakiisha puntland ay sheegeen in shabaab halkaasi ay ku laayeen dumar iyo caruur .

Waa weerarkii ugu xumaa uguna qasaaro badnaay oo shabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada puntland ay ku leeyihiin gobolka bari.

Halkaan hoose ka daawo sawirrada 

Raid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of Bosaso